WER DEG DEG AH DAGAAL DIB UGA SOO CUSBAANADAY DARARWEYNE OO KA TIRSAN DEGMADA CEELAFWEYN

WER DEG DEG AH DAGAAL DIB UGA SOO CUSBAANADAY DARARWEYNE OO KA Image result for BREAKING NEWSTIRSAN DEGMADA CEELAFWEYN
 sida kusoo gaadhaysa shabakada  shabakadabayaan.blogspot.com
dagaalkaas oo kaare nololeen halkaas oo ay ka jiraan dhimasho iyo dhaawac badan
sida aan war ku hayno waxaa dhintay 5 qof labada gees ee beelaha walaalaha ee dirirtu dhex marayso
ilaahay ha u naxariisto waxaa ku geeriyooday
INA SAALAX WARSAME CISMAAN
XASAN BARRE HIIREED
KHADAR HAMLE
COONDHE SALEEBAAN
IYO INA XAMARDI