WARWAR DEGDEG CUSBITAAL MAGAALADA BURCO OO IMANKA LA KEENAY DHAAWACYO AFHAYEEN XISBIGA KULMIYE IYO SARAAKIIL KALE KA DIB MARKAY GALEEN SHIL GAADHI

WARWAR DEGDEG CUSBITAAL MAGAALADA BURCO OO IMANKA LA KEENAY DHAAWACYO AFHAYEEN XISBIGA KULMIYE IYO SARAAKIIL KALE KA DIB MARKAY GALEEN SHIL GAADHI  
Image result for xasan gaafaadhi   sida war kusoo gaadhay shabakada http://shabakadabayaan.blogspot.com  waxaa cisbitalka burco la gaadhsiiyay dhaawacyo afhayeenka xisbiga kulmiye xasan gaafaadhi iyo  gadoomiyaha golaha dhexe ucid  jiir cali madoobe ma jiraan wax dhaawacyo waaweyn oo soo gaadhay masuul liyiinta waa dhawac fudud  shilkan oo ay sababtay ka dib markii ay galeen gaadhi ay wateen komoshinka doorashooyinka somaliland deegaanka xidha oo ka tirsan gobolka togdheer halkaas oo ay wadeen wacyi gelinta kaadh gaadashada