CIYAAR DHEXMARTAY KOOX CEELAFWEYN IYO LABO KOOXOOD O GARDAGAG AH SHALAY IYO MAANTA

CIYAAR DHEXMARTAY KOOX CEELAFWEYN IYO LABO KOOXOOD O GARDAGAG AH SHALAY IYO MAANTA  

           koox ka tirsan ciyaartooda degmada ceelafweyn iyo labo kooxood oo garadag


ciyaar shalay oo laga badiyay kooxda ceelafweyn ka socota oo laga dhaliyay 6 gool kalka ay iyaguna dhaliyeen hal goal    halkaas guushu ku raacday kooxda london ee degmada garadag
        ciyaar maanta     oo la ciyaaray oo mar labaad laga bediyay ciyaartooda  ee ka socota
degmada garadag laga bediyay hal goal oo aanay iyaguna wax goola dhashan halkaas oo guushu ku raacday kooxda duufaan ee degmada garadag
    ciyaartooda ka socoda ceelafweyn oo weli aan samrin ayaa waxay la belansiyiin beri koox sedexaad